telesom Dahabshiil

War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay Dagaal Aan Dhamaan Oo Ay Puntland Ku Qaadayaan Muuqaal

Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi deg deg ah isla markaana aan caadi aheyn , kaas oo yimid xili goluhu uu fasax ku jiro

Xildhibaanada iyo shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa ay fadhigoodan aan caadiga aheyn kaga hadleen arimaha ka soo kordhay gobolada bariga Somaliland , waxaana gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu xildhibaanada u sheegay in weerar lagu soo qaadey Somaliland oo  Somaliland ay xaalad dagaal ka abuurtey deeganada Bariga .

      Halkan Ka Daawo Hadalka Gudoomiyaha Guurtida

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets