telesom Dahabshiil

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ku hanjabay inay jawaab ka bixinayaan weerarkii Tukaraq

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarka ay ciidamada Somaliland ku soo qaadeen deegaanka Tukaraq.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay weerarkaasi ku soo beegeen xili wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin magaalada Garowe, taasi uu ku tilmaamay in carqalad ku tahay geeddi socodka nabadda. Sidoo kale Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa sheegay in Somaliland garab iyo gaashan u tahay maleeshiyada Shabaab iyo Daacish:

       Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Madaxweyne Gaas

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets