telesom Dahabshiil

Musharax Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Wacdaro Ka Dhigay Magaalada Ber Bera : Muuqaal

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye iyo Wafti Miisaan Leh Oo Xisbiga Kulmiye Ah Ayaa Maanta Dad Waynaha Ku Nool Magaalada Ber Bera kala Soo Qayb Galay Xaflad Ay Ku Muujinayeen Cududa Taageero Ee Ay Xisbiga Kulmiye iyo Murashixiintiisa U Hayaan.

Kumanaan Kamida Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Ayaa Soo Buux Dhaafiyey Wadooyinka Shaaracyada iyo Fagaarayaasha Magaalada Ber Bera.

Murashax Muuse Biixi iyo Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Ayaa Taageerayaasha Kala Hadlay Goob Fagaare Ah Waxa Ayna Ku Buuriyeen In Ay Nabad Galyada iyo taageeradaba ilaaliyaan .

   Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalada iyo Kud Badaha Madaxda Kulmiye iyo Murashax Muuse

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets