telesom Dahabshiil

Ololaha Xisbiga Kulmiye Oo Galay Maalintii 4aad Wacdarona Ka Dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Hargeysa : Muuqaal

Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Waxa Ay Maanta U Ahayd Maalintii 4 aad Ee Ololihiisa Waxaana Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargaysa Soo Buux Dhaafiyey Kumanaa Ka Mida Taageerayaasha Xisbigaasi.

Isusoo Baxa Maanta Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Ka Duwanaa Isu Soo Baxyadii Hore Waxaana La Arkayey Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Oo Ruxaya Calanka Xisbiga Kuna Dhawaaqaya Erayo Xamaasadaysan Oo Ay Ku Taageerayaan Murashixiinta Xisbiga.

          Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamij Koob Saday Dabaaldagii Maanta Ee Hargaysa

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets