telesom Dahabshiil

Gudoomiyaha Gudiga Kaan Baynka Kulmiye Oo Taageerayaasha Kulmiye Ku War Galiyey In Bari : Muuqaal

Gudoomiyaha Gudiga Kaan Baynka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Kijaandhe Ayaa Ku War Galiyey Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye In Maalinta Barito Ah Ay Yimaadaan xarunta Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargeysa.

Hadalka Gudoomiyaha Ayaa Imanaya Kadib Markii Maal Mihii U Dambeeyeyba Xisbiga Kulmiye iyo Taageerayaashiisu Ay Ololaha Ka wadeen Dagmooyinka Ay ka Kooban Tahay Magaalada Hargaysa Halkaas Oo Ay Ku Soo Bandhigi Jireen Cududa Taageero Ee Ay Xisbiga U Hayaan .

    Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Gudoomiyaha Kaanbaynka Kulmiye

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets