telesom Dahabshiil

Akhriso: Ajandaha looga hadlayo shirka Wadatashiga Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada

Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintii labaad.

Waxaa la soo bandhigay ajandayaasha looga hadlayo shirkan oo ka kooban shan qodobo oo kala ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, Dib u eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka.

Arrimaha sida weyn loo hadal hayay ayaa waxaa ka mid ahaa Siyaasadda, maadaama dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada uu u dhaxeeyay khilaaf.

Halkan hoose ka akhriso qodobada looga hadlayo shirka.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets