telesom Dahabshiil

Ololaha Doorashada Madaxtoyada Somaliland Oo Galay Wareegii 4 Raad iyo Xisbiga Ucid Oo Ay Maanta Ahayd Maalintiisii 4aad : Muuqaal

Kumanaan Kamida Taagerayaasha Xisbiga Ucid Oo Wata Calanka Astaanta U Ah Xisbiga Ucid Kuna Dhawaaqaya Erayo iyo Halku Dhigyo Ay Ku Taageerayaan Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid iyo Murashixiintiisa Ayaa Soo Buux Dhaafiyey Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargysa.

Madaxda Xisbiga Ucid Oo Uu Horkacayo Gudoomiyaha Xisbiga Ahna Murashaxa Madaxweyne Ayaa Kala Soo Qayb Galay Taageerayaasha Xaflada Ay Ku Muujinayaan Taageerada Lixaadka Leh Ee Ay U Hayaan Xisbiga Ucid.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadii iyo Hadaladii Madaxda Ucid Ee Maanta iyo Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargaysa

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets