telesom Dahabshiil

Maqal iyo Muuqaalo

Shirweynaha Baarlamaanka Carabta oo maanta ka furmay Khartuum(Sawiro)

Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin baarlamaanada dalalka Carabta  ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay magaaladda Khartuum ee xarunta dalka  Sudan. Shirkan

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaalo

Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhawayn Balaadhan U Sameeyey Hargaysa Wasiir kii Hore Ee Umuraha Dibada Somaliland Udib Ugu Soo Laabtay Hargaysa : Muuqaal

Masuuliyiinta Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Soo Dhawayn Balaadhan Ugu Sameeyey wasiir Kii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi

Continue Reading »

Maqal iyo Muuqaalo Archives

Musharax Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Wacdaro Ka Dhigay Magaalada Ber Bera : Muuqaal
- Oct 31, 2017
Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye iyo Wafti Miisaan Leh Oo Xisbiga Kulmiye Ah Ayaa Maanta Dad Waynaha Ku Nool Magaalada Ber Bera kala Soo Qayb Galay Xaflad Ay Ku Muujinayeen ...
Ololaha Xisbiga Kulmiye Oo Galay Maalintii 4aad Wacdarona Ka Dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Hargeysa : Muuqaal
- Oct 31, 2017
Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Waxa Ay Maanta U Ahayd Maalintii 4 aad Ee Ololihiisa Waxaana Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargaysa Soo Buux Dhaafiyey Kumanaa Ka Mida Taageerayaasha ...
Nin doonayay inuu dilo Madaxweynaha Ruushka Putin oo lagu dhaawacay dalka Ukraine
- Oct 31, 2017
Adam Osmayev oo ah muwaadin ka soo jeeda dalka Chechnya laguna eedeeyay in uu qorsheynayay inuu qaarijiyo Madaxweynaha Ruushka Putin, ayaa la dhaawacay xaaskiisana waa la dhaawacay kadib markii gaari ...
Madaxweyne Farmaajo oo mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta
- Oct 31, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta guusha uu ka gaaray doorashadii ku celiska aheyd ee todobaadkii hore ka ...
WAR DEG DEG Ah Kenyatta oo ku guuleystay doorashada ku celiska ah ee Kenya  
- Oct 30, 2017
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa helay 98.26 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, ...
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Hargaysa Soo Dhawayn Balaadhan Ugu Sameeyey Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Oo Ka Yimid Yurub:Muuqaal
- Oct 30, 2017
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Hargaysa Soo Dhawayn Balaadhan Ugu Sameeyey Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Oo Ka Yimid Yurub:Muuqaal   Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka iyo Hadalka Madaxda lasoo Dhaweeyey https://www.youtube.com/watch?v=nXDGLHmQSuU
Gudoomiyaha Gudiga Kaan Baynka Kulmiye Oo Taageerayaasha Kulmiye Ku War Galiyey In Bari : Muuqaal
- Oct 30, 2017
Gudoomiyaha Gudiga Kaan Baynka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Kijaandhe Ayaa Ku War Galiyey Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye In Maalinta Barito Ah Ay Yimaadaan xarunta Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargeysa. Hadalka Gudoomiyaha Ayaa ...
Ololaha Doorashada Madaxtoyada Somaliland Oo Galay Wareegii 4 Raad iyo Xisbiga Ucid Oo Ay Maanta Ahayd Maalintiisii 4aad : Muuqaal
- Oct 30, 2017
Kumanaan Kamida Taagerayaasha Xisbiga Ucid Oo Wata Calanka Astaanta U Ah Xisbiga Ucid Kuna Dhawaaqaya Erayo iyo Halku Dhigyo Ay Ku Taageerayaan Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid iyo Murashixiintiisa Ayaa ...

Next Page »