Home » March 22nd, 2012 Entries posted on “March, 2012”

Xasuusin **Daawo-Video**Shirkii Khaatumo 2 iyo Qaab Dhismeedka Khaatumo State Of Somalia.

Shirka-Khaatumo1

(XASUUSIN)- Dhamaan Shacabka Deeganadda Khaatumo State Of somalia,waxaannu Idiin Soo Gudbinaynaa Qayb Kamid ah Shirkii Khaatumo 2 iyo Qaab dhismeedka Maamulka Khaatumo State Of somalia.    

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ceel-Afweyniyo Calanka Somaliya Oo lasudhay iyo Mudahraad maanta kadhacay Magaaladaas.

ceerigaabo-muuqalka-guud

  Mudaharaad balaadhan oo khasaare naf iyo maalba geystay oo ka dhacay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag,inta la ogyahay 1qof oo dhimasha ah  iyo dhowr qof oo dhaawac ah iyo waliba khasaare  kale Oo hantuyeed leh taasoo ay ka danbaysay xadhigii  Boqor Buurmadow iyo labadii Agaasime guud ee dibu-dajinta iyo Arrimaha dibeda ee midina ku jiro jeelka Hargeysa [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Agaasimaha Guud ee W/Arimaha Bulshadda Khaatumo oo Kulan La qaatay Ururadda Ka hawl Gala Buuhoodle+SAWIRO.

SONY DSC

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Bulshadda Khaatumo Mudane Xasan Cali Awyuusuf ayaa Maanta Kulan la qaatay Ururadda Bulshadda ee ka hawl gala Magaalada Buuhoodle ee xaruunta Gobolka Cayn. Kulankan waxaa kasoo qayb galay inta Badan Ururadda Ka hawl Gala Gudaha Magaalada Buuhoodle waxa ayna Dhamaantood ka hadleen sida ay ugu faraxsanyihiin in inta badan ururadda [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waftidii Khaatumo e Ku Sugnayd Caasimada Dalka iyo R/wasare Gaas oo Heeshis Kala Saxeexday.

R_wasaaraha-Dr_-C_weli-Maxamed-Cali1-333x350

  Raysulwasaaraha Somalaiya Abdiweli Mohamed Ali Gaas Ayaa Qalinka Ku duugay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo. Wefti Ballaadhan oo uu hogaaminayay Madaxweynaha  Abdinur Elmi Qaaje(Biindhe) oo ka tirsanGolaha Madaxtooyada Khaatumo Ayaa muddooyinkanba ku sugnaa Caasimada Somalia ee Muqdisho, halkaasoo ay kulamo kula yeelanayeen Madaxda kala duwan ee TFG iyo Barlamaanka, si ay uga dhaadhiciyaan qadiyada khaatumo, [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka Suros oo Deeq Lacageed gaadhsiiyey Mid kamid Bukaan Jiifka Isbitalka Daryeel.Daawo Sawiro+Vide.

SONY DSC

Ururka Maxaliga ah ee SUROS ayaa Deeq lacageed gaadhsiiyey mid kamid ah bukaan jiifka isbitalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle Daawo Video   Ururka Daryeelka iyo Caawinta Dadka Tabaalaysan ee SUROS ayaa Kaalmo Lacageed Soo gaadhsiiyey Dhibane Xaalkiisa Caafimaad Liito oo jiifa Isbitalka Daryeel, Ururka SUROS ayaa laamo kala duwan ku leh UK iyo USA halka [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

9 Jir Taageere U Ah Manchester United: Rooney Ayaa Iga Jabiyay Gacanta.

allbuuhoodle

Sagaal jir taageere u ah Manchester United ayaa seegay inuu daawado kulankii Wolves ee axada ka dib markii darbo xoogan oo ka timid Wayne Rooney ay ka jabisay gacanta. Jamie Thomas ayaa markii ugu horeysay ciyaar kubada cagta ah ku daawanayay Molineux, halkaasoo Man United ay 5-0 kaga badisay Wolves, lakiin dhaawac waxa uu wiilkaan [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Hogaanka SSC Macay Buu Mutaystay Shacabka Reer SSC Yoow?

allbuuhoodle

Waxaa Mudooyinkii Udanbeeyeyba Hareeyey warbaahinta SNMTA iyo Qaarkamida Ta SSC ba Hadalhaynta Hogaankii SSC Dr saleebaan ciise axmed xaglatoosiye taas oo aan lagaranayn waxyaabaha sababay hadba tan iyo intuu uu bilaawday halganka g/ssc oo uu hadafkooda uu lahaa hogaanka ssc dr saleebaan ciise axmed kaar xaglatoosiye ayaa waxa warbaahinta qaybteed ay caadaysatay in ay warar [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkii Xornima-Doonka Soomaali Galbeed Oo kusoo gabagaboobay Koonfur Afrika+Sawiro…

allbuuhoodle

Shirweynahii jaaliyada Somalida Ogadenia ee South Africa uga socday Port Elizabeth, kana soo qaybgaleen Boqolaal qof ooy kujiraan haayadaha xuquuqul insaanka ayaa jawi caadifad iyo cadho Ethiopia loo qabo kusoo gabgaboobay. Shirkan oo ah mid ay Jaaliyada Somalida Ogadenia sanad walba ku qabato Xorunta Jaaliyada oo Ku taala magaala Madaxda Gobalka Eastern Cape ee Port [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowlada KMG ah iyo kuwa Itoobiyaanka oo la wareegay gacan ku haynta Degmada Xudur.?

allbuuhoodle

Wararka maanta laga helayo degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo Itoobyaan ah oo wata gaadiid badan oo kuwa dagaalka ah ay la wareegeen Magaaladaasi Xudur. Ciidamada Itoobiya oo garab ka helaya kuwa Dowada KMG ah ayaa la soo sheegayaa inaaney wax dagaal kala kulmin Xudur kadib markii ciidamada xarakada Alshabaab ay [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Shariif oo magacaabay Gudiga Cadaaladda

allbuuhoodle.com

  Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta magacaabay gudiga Cadaalada DKMG Soomaaliya, kadib munaasabad balaaran oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Munaasabadani oo ay goob joog ka ahaayeen madaxweynaha dowlada KMG ah Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaare Cabdalla wali Max’ed Cali Gaas, qaar kamid ah golaha wasiirada iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ayaa waxaa [...]

March 20th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented