Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota wasiirku Xigeenka Arimaha Khayradka Dabiiciga iyo Masuulyiinta Khatumo Oo Siwada Jira Ugu Diraya Tacsi Tiiraanyo Leh
inaalilahu wa ineelilaahe raajucuun waxaan halka tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa wasiirku xigeenka khayraadka dabiiciga ee maamulka khatumo mudane Cabdi Faarax Mahad (Cabdi Shube) Oo Abihii
wasiir ku xigeenka kharaadka dabiiciga maamulka Khaatumo Mudane Cabdi Faarax Mahad(Cabdi shube) oo aabihiis ku geeriyooday magaalada Laascaanood. Ee Xarunta G/ Sool
Sidoo kale waxaa iyana geestooda tacsi tiiraanyo leh udiraya dhamaan masuuliyiinta maamulka khatumo iyo dhamaan shacab waynaha reer khatumo waxa ayna ilaahay uga baryayaan in ilaahay uu naxariistii jano uu kawaraabiyo faarax mahad oo ku geeriyooday magaalada laascaanood ee xarunta g/ sool eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyoodayna samir iyo iimaan uu ilaahay kasiiyo amiin amiin
anagoo ah maamulka webka caalamiga ah ee allbuuhoodle waxaan tacsi tiiraanyo leh aan udiraynaa wasiirku xigeenka khayraadka dabiiciga ah ee maamulka khatumo mudane cabdi faarax mahad (Cabdi Shube)
ilaahayna waxaa ugabaryaynaa in ilaahay marxuunka uu kawaraabiyo janatul fardawsa ehelada iyo qaraabadii uu kageeriyoodayna uu samir iyo iimaan uu kasiiyo amiin amiin amiin
Short URL: http://www.allbuuhoodle.com/?p=477