|

Madaxwayne indho sheel oo tacsi udiray Wasiirka Kuxigeenka Khayraadka Dabiiciga Ah Oo Uu Abihii Ku Geeriyooday Magaalada Laascaanood Ee Xarunta G/ Sool (Dhagayso))

Waxaa Maanta Shir Jaraa id Ku Qabtay qasiriga madax tooyada khatumo ee maamulka khatumo ee magaalada buuhoodle ee xarunta g/ Cayn

wasiirku xigeenaka ayaa abihii ku geeriyooday  magaalada laascaanood ee xarunta g/ sool hadaba oday faarax mahad ayaa waxa uu ahaa oday ay ku dheertahay midnimada G/ Sool Sanaag iyo Cayn Sida ay sheegeen masuuliyiinta maamulka Khatumo

Hadaba waxaa maanta Shir Tacsiyadeed udiray madax da maamulka KHaatumo wasiir Ka Cabdi Shube

Halkan Kadhagayso

Short URL: http://www.allbuuhoodle.com/?p=507

Posted by on Mar 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented