Waftidii Uu Hogaaminayey Madaxweyna Axmed Siilaanayo Oo Dib Ugu Soo Laabatay Magaalo Madaxda Somaliland (Daawo Sawiro)+Dhagysi »
04:38 pm | Waftidii Uu Hogaaminayey Maxadweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Ay Wehelinayaa Wasiirada Wasaaradaha Madaxtooyada Mn Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Wasiirka Dib Udajinta Dr Saleebaan Ciise Axmed Caar (Xaglo) iyo Marwada Madaxweynaha Marwo…
Mar 15 2013 / No Comment / Read More »Maxaad Kalasocota Waftidii Uu Hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanayo Daawo Video+Sawiro »
08:01 am | Waxfti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jsl Ayaa Si Heer Qaran Ah Loogu Soodhaweyey Casimada Dalka Turkiga Ee Istambul waftidad uu hogaaminayo madaxweyne siilaanyo ayaa waxaa ku wehelinaya socdaalka wasiiraka Dib Udajinta Dr…
Mar 11 2013 / No Comment / Read More »Maxaad Ka Xasuusataa Halka Ay Marayso Nabadayntii Gobolada Bari Ee Somalinad DAAWO Full Warbixin + Video+Sawiro »
10:33 am | Dub Umilicsigii Nabadaynta Bariga Somaliland Ee Mudooyinkii Lasoo Daafay Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Nawaaxigeeda Dagaaladaas oo Ku Bilaawday Markii Hore Dhuldaaqsimeedyo Udhexeeya Deegaanada Buuhoodle iyo Qoorlugud Ayaa Waxa Ay Xiligaasi Sababeen…
Mar 4 2013 / No Comment / Read More »War Dag Dag Ah Wafti Balaadhan Oo isugu Jira Saraakiil iyo Taliyayaal Ciidan Oo Kasoo Kicitimay Deegaanka Buuhoodle Ayaa Siwayn Loogusoo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa »
03:17 pm | Waxaa Maanta Abaaro 11:30 Duhurnimo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa Wafti Balaadhan Oo Kasoo Kiciitimay Deegaanka Buuhoodle Waftidan Oo isugu jirtay saraakiil iyo taliyayaal ciidan ayaa waxaa lagaga hortagay meel hilaadii dhanka bari kaga…
Mar 2 2013 / No Comment / Read More »Fadlan Caawi Dhibane Mudo Gaadhaysa Sanad iyo Badh La ildarnaa Xanuun Dhakhaatiirta Dalku Waxba Ka Qaban Kariwaayeen Daawo Video Naxdinbadan »
10:21 am | waxaa dhamaan umada muslimiinta ah ee waxbixinta jecel laga codsanayaa in ay soo caawiyaan dhibanahan mudada dheer la ildaran xanuun aan dalka waxba looga qaban karin iyadoona qooyska uu kasee jeedo dhibanahani aysan…
Feb 24 2013 / No Comment / Read More »Wasiirka Madax Tooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Oo Noqday Wasiirka Ugu Shaqada Badan somaliland »
05:06 pm | wasiirka madax tooyada mudane xirsi xaaji cali oo noqday wasiirka ugu shaqada badan marka la eego hanan socodka xumuumada hada talada haysa waxa uuna wasiirku waxyaaba badan ka qabtay ka qaybqaadashada nabadaynta beelaha…
Feb 3 2013 / No Comment / Read More »Barnaamujka Tahniyadaha iyo Salaamaha Ee Radio Buuhoodle Qodobada Maantana Waxaa Ugu Waa Wayn Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriyada islaamka Oo Ah 1434 iyo Qodobo Kala (Dhagayso) »
02:21 pm | Dhagaystayaal Ku Soo Dhawaada Barnaamujka Tahniyadaha iyo Salaamaha Ee Radio Buuhoodle Waxaana Uu Maanta idiin Hayaa Radio Buuhoodle Qormooyin Xiiso Badan Hoos Ka Dhagayso Barnaamujka Tahniyada iyo Salaamaha Halkan Riix Oo (Dhagayso)…
Nov 16 2012 / No Comment / Read More »Esh Calaa Aroos Mudane Anas Xiir Xaji Nuux iyo Marwo Nimco Cali Suudi Oo Aroos Koodu Ka Dhacay G/ Cayn Gaar Ahaan Laal Maslay Daawo Sawiro »
08:37 pm | Waxaa habeenkii xaley ahaa iyo maantaba ka dhacey Tuulada Laamesley ee hoos tagta dowlad deegaanka Somalida Ethiopia, Aroos aad u qurux badan isla markaana loo dhigey Habka Hidaha Iyo Dhaqanka Somalida, Yadoo kasoo…
Sep 5 2012 / No Comment / Read More »Hogaanka SSC iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Booqasho Ku Tagay Deegaanadii Ay Ka Guureen Ciidamada Somaliland »
12:42 pm | Waxaa Saaka subaxadii hore uu booqaday hogaanka SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar iyo Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo jiidihii iyo goobihii ay ka guureen ciidamada maamulka somliland . waftidan uu hogaaminayey Dr…
Aug 17 2012 / No Comment / Read More »Soo Dhawayntii Qoorlugud Ee Waftida Uu Hogaaminayo Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye Sidee Ayeey Udhacday Daawo Full Sawiro »
12:45 pm | Waxaa Magaalada Qoorlugud Siwayn Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Uu Horkacaye Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Xaglotaasiye Waxaana Waftidan Lagag Hortagay Meel 6 KMT Kaga Beegan Dhanka Waqooyi . iyadoona Shacabka Ka…
Aug 13 2012 / No Comment / Read More »Halyeey Saleebaan Ciise Axmed Oo Ku Guulaystay Qaadi Taanka Ciidamada iyo Soo Daynta Maxaabiista ishii Aragtaay Ku Bikaacso »
06:43 pm | Waxaa Galabta 5 tii galabnimo laga soo raray jiidaha buuhoodle dhamaan ciidamadii ku sugnaa ee katirsanaa ciidamada maamulka somalilnd guuritaanka ciidamada ayaa ku soo aadaya xili uu hogaanka SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed…
Aug 10 2012 / No Comment / Read More »Kulan looga hadlayay ammaanka oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid (Sawirro) »
01:16 pm | Kulan looga hadlayay ammaanka ayaa maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, iyadoo kulankan ujeedkiisa ahaa sidii dhalinyarada…
May 20 2013 / No Comment / Read More »Jaaliyadda Norway Iyo Dabaaldegii Balaadhnaa Ee Ay Maalintii 18ka May Ku Xuseen Sanad-guuradda 22naad Ee Madax-banaanida Somaliland + Sawiro. »
01:08 pm | Jaaliyaadda Somaliland ee dalka Norway ayaa maalintii shalay dabaaldeg balaadhan oo ay ku waynayeen maalinta 18ka May, ka dhigay…
May 20 2013 / No Comment / Read More »Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Sudan (Daawo Sawirada) »
12:59 pm | Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi oo Habeenimadii Xalay ahayd…
May 20 2013 / No Comment / Read More »Daawo Sawirada iyo Wacdarihii Munaasibadii 18 May Ee Xuska 22 Guuradii Kasoo Wareegtay Madaxbanaanida Somaliland Sawiro »
03:13 pm | …
May 18 2013 / No Comment / Read More »Toos Udaawo Xuska Dabaaldegga 18-ka May Ee Ka Socda Magaalada Hargeysa Oo Ay Suurtogelisay Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom. »
08:48 am | May18, 2013 – dhamaan akhristayaasha sida tooska ugu xidhan shabakada wararka ee ramaasnews, waxa aanu ugu bushaaraynaa in ay…
May 18 2013 / No Comment / Read More »Shacabka Reer Buuhoodle Ayaa si isku Mida Usoo Dhawaysay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubooyinka Ee Axmed Madoobe Daawo Full Video »
08:44 pm | Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey…
May 16 2013 / No Comment / Read More »Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Dalka Dib Ugu soo Laabtay. »
08:19 pm | Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md C/raxmaan Maxamed C/laahi ( C/raxmaan Cirro) ,Oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ka…
May 16 2013 / No Comment / Read More »Madaxweynihii 3aad oo Jubaland yeesha oo looga dhawaaqay magaalada Kismaayo »
03:53 pm | Tirada Madaxweynayaasha uu yeelanayo maamulka Jubaland ayaa sii kordhaya, iyadoo xiisado laga dareemayo magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku sugan…
May 16 2013 / No Comment / Read More »Xukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qal qal ammaanka uu keeno maamulada is bar bar socda ee Kismaayo looga dhawaaqay »
12:10 pm | Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta ka digtay in qal qal iyo xasilooni daro uu keeno maamulada is bar bar socda…
May 16 2013 / No Comment / Read More »Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Koofur Kuuriya (Sawirro) »
12:08 pm | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Villa Somalia ku soo dhoweeyay safiirka cusub ee dowladda Koofur Kuuriya…
May 16 2013 / No Comment / Read More »Rag hubeysan oo maanta weerar ku qaaday xarunta Xawaalada Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha Daawo Sawiro »
12:30 pm | Inta la og yhay hal ruux ayaa ku dhintay labo kalena waa ku dhaawacmeen, markii rag hubeysan oo labisnaa…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Munaasabad lagu xusayay 15-May oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho (Sawirro) »
12:22 pm | Munaasabad lagu xusayay 70-guuradii ka soo wareegatay aas aaska dhalinyaradii halgamayaasha SYL ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Daawo Sarida Guryaha iyo meelaha Caalamka ugu quruxda badan »
09:16 am | Caalamka oo maalin waliba ay kusoo kordhaan Boqolaal dhismo ayaa hadana qiimeeyn loo sameeyey guryaha iyo Dhismooyinka ugu yaabka…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Dhacdo caalamka fajac ku abuurtay oo ka dhacday Bangaladesh: Sawiro yaab badan »
09:03 am | Lamaane u dhashay dalka Bangaladesh islamarkaana ka mid ahaa dadkii shaqaalaha ahaa ee uu dabaqa ku soo dumay dhawaan…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Baarlamaanka Soomaaliya oo saaka shir ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka »
07:32 am | Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka oo Arbaco ah taariikhduna tahay 15-May shir ku leh xarunta Golaha shacabka, iyadoo kulanka saaka…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Dagaalo faraha looga gubtay oo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray Gedo »
07:03 am | Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Xoogaga Al-Shabaab ku dhex maray…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Aktarada caanka ee Hollywood Angelina Jolie oo iska saartay Labadeeda Naas Daawo Video »
06:50 am | Aktarada caanka ah ee jisha Filimaanta Hollywood-ka ayaa iska saartay labadeeda Naas, kadib markii la ogaaday in naasaheeda ay…
May 15 2013 / No Comment / Read More »Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Booqaday Ardayda Jaamacadaha Dalka Daawo Sawiro »
05:01 pm | MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SILAANYO) Ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Ardayda Jaamacadaha Dalka. Kulankaasi…
May 14 2013 / No Comment / Read More »Nin ka tirsan Ciidamada mucaradka Suuriya oo cunaayo wadnaha askari ka tirsan dowlada »
04:34 pm | Nin ka tirsan Ciidamada mucaradka Suuriya oo cunaayo wadnaha askari ka tirsan dowlada suuriya oo dagalka lagu dilay kuna…
May 14 2013 / No Comment / Read More »In ka badan 50-xildhibaan oo goor dhow Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha »
04:23 pm | In ka badan 50-xildhibaano ayaa goor dhow u gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo…
May 14 2013 / No Comment / Read More »














